Qofkii daneynaya inuu Jarmalka Jaamacad ka dhigto mid deeq ah ama mid qarash ahba, Bachelor, Master ama PhD, Af-Ingiriis ama Af-Jarmal kuu doono haku bartee.



ku dhufo APPLY , waxaa ku jiro halkan barnaamijyada waxbarasho ee 2022/2023.
Waxaa muhiim ah inaad xogta websiteka ku taalla oo dhan wada akhrin kartid, fahmi kartid, qeybta aad rabtid ka dhex raadsan kartid, xiriir E-mail amaba mid kale wixii loo baahan yahayne si madax banaan u sameyn kartid oo isku filan tahay, nasiibkaagana tijaabin kartid. ku dhufo APPLY NOW SI AAD U CODSATID


APPLY NOW

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *